| |
|
Wasiirka Tastuurka ee Soomaaliya oo ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Madaxda Soomaaliya.
Muqdisho:(XaarXaar Online)-Wasiirka Tastuurka & Arimaha Federaalka ee Soomaaliya oo kamid ah gudi in mudo ah ku mashquulsanaa samaynta Tastuur cusub oo uu dalka Soomaaliya yeesho ayaa canbaareyn kulul usoo jeediyey khilaafka culus ee u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya & Ra’iisul Wasaaraha dalka,waxaana uu sheegey in Khilaafkaasi uu yahay mid aanan loo baahnayn waqtigan... - 05 Sep 2010
|
|
Muqdisho:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya & Wasiiro u anbabaxay Kenya.
Muqdisho:(Xaarxaar ONline)-Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya Dr,Cumar Cabdirashiid Cali & Wafdi balaaran oo Wasiiro & madax kale isugu jira ayaa galabta ka caraabay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya iyagoo kusii jeeda dhanka magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo ay sheegeen inay Kulamo xasaasi ah kula qaadan doonaan Dublamaasiyiin halkaas kusugan.
... - 05 Sep 2010
|
|
Garoowe:Lacago Faaliso ah oo lagu gubay Kantaroolka Magaalada Garoowe.
FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL
Garoowe:(Xaarxaar Online)-Waxaa Maanta barqanimada Koontaroolka Galbeed ee caasimada dawlada Puntland lagu gubay lacag Faaliso ah oo gaaraysay Sh,100.000,000 (Boqol Malyan oo Shiling) taas oo kamid ahayd Lacag dhowr & Tobon Bilyan oo shilin ah oo dhawaan si awoodi kujirto ay dad ganacsato ah uga soo furteen Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo oo ay mudo ku xanibnayd.
... - 05 Sep 2010
|
|
Muqdisho:Alshabaab oo Ciidamo horleh tababaro usoo gabagabaysay.
FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL
Muqdisho:(Xaarxaar Online)-Saraakiil katirsan Dhaqdhaqaaqa Alshabaab ee ka dagaalama koonfurta dalka Soomaaliya ayaa maanta boqolaal ciidan ah & Hubkood oo dhoolatus balaaran kasameeyey caasimada Soomaaliya usoo gabagabeeyey Tababar ay sheegeen in Mudooyinkii lasoo dhaafay ay uga socdeen magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya... - 05 Sep 2010
|
|
Shir ay isugu yimaadeen Suxufiyiinta Soomaalida Yurub oo manta si rasmi ah uga furmay dalka Holland
Magaalada Utrecht ee dalka Holland waxaa manta ka furmay shir looga hadlayay xaaladda ay ku sugan Suxufiyiinta Soomaalida Yurub iyo kuwa joog gudaha Dalka Somalia,waxaana ka soo qeyb galay wariyayaaal Somaliyeed oo kala yimid Dalalka Uk,Holland,Swedan,Talyaniga,Norway iyo Dalka Kenya waxaa inta uu socday halkaasi lagu soo bandhigay arimo badan oo salka ku haya Xaalada Wariyayaasha Somalida.... - 05 Sep 2010
|
|
Dhismihii Golaha Deegaanka Burtinle oo lasoo gabagabeeyay-
Waxa Maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyay Dhismihii Golaha Deegaanka Degmada Burtinle kadib Markii mudo maalmaha ay Socdeen kala xulida Xubnaha Golaha Deegaanka ee ay soo gudbiyeen Cuqaasha iyo Waxgaradka Degmada.
... - 02 Sep 2010
|
|
Dagmada Ceel-Guula Ayaa Eedayn U soojeediyay Masuuliyiinta Hayada GSA Ee Gobolka Mudug.
Gudoomiyaha Dagmada Ceel-Guula Ee Maamul Gobaledka Galmudug Daahir Aadan Mataan oo lasoo Xiriiray Xafiiska Warqabadka Xaarxaar.com ee Magaalada Gaalkacyo Ayaa Eedeyn U Jeediyay Masuuliyiinta Hay'ada GSA oo uu Sheegay in ay Dhabaatooyin Kawado Deegaanka Ceel-Guula, Waxa uu intaa kudaray in Hay'adaasi Masuuliyin katirsan Maanta ay Gudaha Dagmada Ceel-Guula Ay Kuweerareen Shaqaale Katirsan Hay'ada ICRC oo halkaasi Shaqo Kawaday Ayagoona Gacanta Ula Tagay Shaqaalihii Katirsanaa Hay'ada ICRC ee Halkaas Kusugnaa.... - 23 Aug 2010
|
|
Wariye Axmed Rajaa oo Xoriyadiisa dib uhellay Kadib Markii ayxireen ciidamada Puntaand
Waxaa xoriyadiisii dib u helay wariye Axmed Maxamed Cumar oo ka mid ah wariyeyaasha Hobyo Radio ka howlgala ka dib Markii maanta ay saldhiga u taxaabeen Ciidamada police-ka puntland xilli uu ka qayb galay xuska sanad guuradii ka soo Wareegatay markii la,aas aasay maamul goboleedka puntlaan oo ku beegnayd 1/8/1998 oo ka dhacaysay xarunta wasaarada Haweenka puntland oo ku taala magaalada Gaalkacyo .... - 03 Aug 2010
|
|
Madaxweyne Shariif oo Caalamka ku eedeeyay Wax ka qabasho la’aanta Somaliya
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa beesha Caalamka ku eedeeyay inay ka gaabiyeen wax ka qabashada xaalada amaanka ee dalka Soomaaliya oo uu haatan tilmaamay inay farihii ka baxday.
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed oo
... - 16 Jul 2010
|
|
Shabaab ayaa sheegatay qaraxyada Kampala
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.... - 12 Jul 2010
|
|
Raiisul wasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashiid oo shaaciyey golahiisa wasiirada cusub
Raiisul wasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey golahiisa wasiirada ee cusub ka dib markii tashi uu la sameeyey Madaxweynaha DFKM Sh Shariif uu ansixiyey sida uu saxaafada u akhriyey Afhayeenka DFKM Cumar C/rashiid C/qaadir Walaayo waxaana uu u qornaa liiska Wasiirada sida hoos ku qoran.... - 03 Jul 2010
|
|
Dagaal Alshabab Guulo ka Sheektay oo Shacab iyo Wariyeyaal kudhawacmen
Muqadisho:Dagaalo xoogan oo ilaa shalay ka dhacayay waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwa sidii lagu yiqiin barakicin iyo waxyeelo kalaba shacabka ugaystay. Dagaalakan oo u dhexeeyo Ciidmada DFKM iyo xoogaga mucaaradka ah ayaa ka dhacay aaga Fiat, Xaruntii hore ee Gaadiidka ilaa Dekadii hore agagaarkeeda... - 29 Jun 2010
|
|
Sharci Lagu Soo Rogay Saxafada P/tland iyo W. Wasaarada oo Dalka Dibada Uga Maqan
Garoowe: Cabdiqani Salaad Guray Wasiir xigeenka Wasaarada Warfaafinta Isgaarsiinta,Hidaha & Dhaqanka ee Dawlada Puntland ayaa qodobo ay wasaaradiisu soo saartay shaaciyey. Sharciyadan ayaa la iswayediin karaa cida awooda uleh inay sameyso si loogu dhaqmo waxaana jira inuu wasiikii wasaaradan uu safar shaqo ku maqyahay marka laeego muhiimada arintan ay leedeehay iyo saameynta ay ku yeelan karto sharuucda hada maamul goboleedka udgan oo dajiyeen hayado sharci dajinta qaabilsan awoodna uleh sharci dajinta.... - 29 Jun 2010
|
|
50 Guuradii Qaranimada Soomaaliya oo si weyn Looga Xusay Gobalka Minnesota.
Xaflado waaweyn oo kala gadisan ayaa lagu qabatay Magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota kuwaas oo lagu xusayey sanad guuradii kontonaad ee xornimada dalka Soomaliya. Xafladahan oo siyaabo kala duwan loo agaasimay waxaa ugu weynaa mid lagu qabtay wadada halbowlaha ah ee Lake Street ee dhexmarta koofurta magaalada taaso ay isugu soo baxeen dad aad ufarabadan kadib markii la xiray qeyb ka mid ah wadadaas iyo wadooyinka soogala.... - 29 Jun 2010
|
|
Puntland oo ka hadashay Kulamo ay laqaateen Saraakiil katirsan Qaramada Midoobey.
Gaalkacyo:(Xaarxaar Online)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maalinimadii shalay ahayd soo gaaray wafdi heer sare ah oo kasocda Jamciyada Qurumaha ka dhaxaysa,waxaana Wafdigan hor kacayo madaxa Bini Aadantinamada ee Qaramada Midoobey Mr,Mark Bowdan,iyadoo ay wafdigan katirsanaayeen saraakiil katirsan madaxda Laamaha amaanka Un-ta u qaabilsan Soomaaliya,Mas'uuliyiinta ugu saraysay Hay'adaha UNOCHa & Unicef oo ah hay'ado shaqooyin badan oo kala duwan qabata oo Qaramada Midoobey katirsan,waxanaa ay kulamo badan la qaateen Mas'uuliyiin katirsan dawlada Puntland ee Soomaaliyeed oo gaalkacyo kusugan.
... - 22 Jun 2010
|
|
Gabdho lagu eedeyay inay Ticket Been ah ku galeen World Cup
London 19/06/2010: Labo gabdhood oo u dhashay dalka Holland ayaa lagu soo eedeeyay inay ticketo suuqa madoow laga soo iibiyay ku soo galeen ciyaartii xulka Holland iyo Denmark. gabdhahaas ayaa ka mid ahaa koox gabdho ah ( BlondeHollandes ah) oo ku labisnaa dharka Orange,kuwasoo si weyn uga soo dhaxmuuqday garoonka.... - 18 Jun 2010
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 Next |
|
|
 |
|