| |
|
tahniyad
Waxaa halkan Hambalyo iyo Bogaadin loo marinayaa Abdulaahi Cilmi Garre iyo Fartuun Omer Abdulle {Bowbowle} OO Meherkoodu kadhacay Magalada Amsterdam Ee wadanka Holland 17 july 2010, waxan alle uga baryeynaa Guur kheyr qaba. waxaana siwada jir ah tahniyada ugaarsiinaya dadkaan hoos kuqoranoo kala jooga ... - 25 Jul 2010
|
|
Tahniyad Dhalasho:
Waxaa halkaan Tahniyad siwada jir ah uga diraya dhamaan ehelka iyo qaraabada Abdirahman Maxamed Adan iyo Safiya Maxamuud Xaaji Diiriye oo will ugu dhashay magaalada Dallas ee cariga America willkaas oo loo baxshay Jibrill. Waxaan leenahay Allaha haka dhigo mid diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisa anfaca oo waaridkiis u noqda baari. Ilaahaw Amiiiiiin... - 25 Jul 2010
|
|
Tahniyad Aroos: Mohamed Ahmed Jigre iyo Ayan Jamac Gani
Waxaa halkan Hambalyo iyo Bogaadin loo marinayaa Mohamed Ahmed Jigre iyo Ayan Jaamac Gaani oo aqal galkoodu ka dhacay Magaalda Atlanta ee Gobalka Georgia Cariga USA July 18, 2010 waxaana ilaah looga baryayaa in uu ka dhigo Qoyskii isku waara Kala helana awlaad suuban ... - 21 Jul 2010
|
|
Hanbalyo Dhalasho cawo iyo ayaan leh
Waxaa halkaan hanbalyo iyo bogaadin looga dirayaa Maxamed Yusuf Axmed Bayle iyo Khadro Maxamed Maxamuud Faray oo wiil Ugu dhashey magaaalada Minneapolis ee gobalka MN, Jan-27-2010 waxaan lee nahey midkii soo barbaaro allaha kadhigo oo Dintiisa Dadkiisa iyo Dalkiisa anfac. Ilaahaw Aamin.... - 10 Feb 2010
|
|
Hanbalyo Aroos: Cawil Axmed Mumin iyo Hodan Xasan Muumin
Waxaa halkan looga hanbalyaynayaa lamaanayaasha kala ah : Cawil Axmed Muumin iyo Hodan Xasan Muumin oo aqal galkoodu ka dhacay Magaalda Gaalkacyo 24/10/2009 waxaana ilaah looga baryayaa in uu ka dhigo Qoyskii isku waara Kala helana awlaad suuban ... - 25 Oct 2009
|
|
Hambalyo Aroos: Daahir Kaamil iyo Xamdi Cali
Waxaa halkan hanbalyo Tahniyad Aroos uga diraynaa Daahir Kaamil Xusen (Cidilibaax)iyo Xamdi Cali Mohamed oo aqal galkoodu ka dhacay Magaalada Ede-Wageningen ee Dalka Holland. Waxaana leeyahay noqdo qosykii isku waara Awlaad suuban iyo Raaxo waarta kala hela AAMIIN AAMIIN AAMIIN
... - 13 Oct 2009
|
|
Hanbalyo Aroos: Mahamed Mahamud iyo Naciima Abdisalaan
Waxaa halkan hanbalyo Tahniyad Aroos uga diraynaa Maxamed Maxamud Cali Afbaashe(Bendhutiye) Iyo Nimco Cabdisalaan Axmed Ciiraale oo aqal galkoodu ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose 30/09/2009. Waxaana laleeyahay noqdo qosykii isku waara Awlaad suuban iyo Raaxo waarta kala hela AAMIIN AAMIIN AAMIIN... - 02 Oct 2009
|
|
Abdirazak Adomow iyo Nuurto oo wiil ugu dhashay Boston
Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada waxay halkaan Tahniyad dhalasho ah uga dirayanaan Abdirazak Mahamed Cadullle (Adomaw) iyo Xaaskiisa Nuurto Cismaan Mohamed oo wiil ugu dhashay Magaalada Boston ee Cariga America. ... - 24 Sep 2009
|
|
Tahniyad Aroos: Ibrahim Mahamud iyo Deeqa Abdullahi
Waxaan siwada jir ah hanbalyo iyo bogaadin Ugu diraynaa caruuska iyo caruusada Ibraahim Maxamuud Garwayne iyo Deeqo Cabdulaahi N. Xirsi oo arooskoodu kadhacey Boston MA waxaan leenahey kuwii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela allaha kadhigo AMIIN AMIIIN ... - 26 Jul 2009
|
|
Meherkii Ubah Mohamud Kaarshe iyo Liben Ali Hussein Falaage
Waxaa halkaan Hamblayo iyo bogaadin uga diraynaa Arooska iyo Aroosada Ubah Mohamud Kaarshe iyo Liben Ali Hussein Falaage oo meherkooda ka dhacay Minneapolis, MN taariikhdu markii ay ahayd June 13, 2009 waxaana ilaahey uga baryeynaa inuu ka dhigo kuwii isku waaro ubad kheyr qabana ilaheey kala siiyo ..aamiin...aamiin...aamiin... - 14 Jun 2009
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 Next |
|
|
 |
|