| |
|
Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Marxuum Cabdulqaadir Xuseen Faarax
Anigoo ku hadlaaya magaca Qurbo Joogta YD ee ku nool Melbourne, Australia. Waxaan si wada Jira Halakan Tacsi uga direenaa Dhamaan Qoyska Reer Hussein Faarax Meel Kasta oo ay Joogaanba Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Marxuum Cabdulqaadir Xuseen Faarax.Waxaanan Ilaah Uga Baryeenaa Inuu Janadii Fardowsa Eebe Ka Waraabiyo, Intii uu ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Eebe Ka Siiyo AAMIIN…AAMIIN…AAMIIN..
... - 29 Apr 2010
|
|
Tacsi Tiraayo Leh: Aabe Xuseen Yusuf Mohamed ( Amxaar
Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa dhamaan Qoyska Reer Xuseen Amxaar melkaste oo ay joogaan geeridii kutimid Aabe Xuseen Yusuf Mohamed ( Amxaar) oo ku geeriyooday Magalada Nairobi ee dalka Kenya March 19, 2010. ... - 21 Mar 2010
|
|
Tacsi Tiraanyo Leh: Marxuum Xaaji Dayuurad Maxamuud Jirac
Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa dhamaan Qoyska reer Jirac melkaste oo ay joogaan geeridii kutimid marxuum Xaaji Dayuurad Maxamuud Jirac oo ku geeriyooday Magalada Mineapolis ee dalka USA December 14, 2009. Marxuumka waxaan ilaahay uga baryeynaa in janadiisa Fardawso ka waraabiyo samir iyo Iimana uu kasiiyo dhammaan ehelka iyo qaraabada uu katagay. Aamin, Aamin... - 15 Dec 2009
|
|
Geeridii ku timid Marxuum Sh Abdihamiid Sh. Nuur
Waxaan halkaan si wada jir ah uga tacsiyeynaynaa dhamaan qoyska reer Shiekh Nuur geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Sh. Abdixamiid Sh. Nuur oo ku geeriyooday Magaalada Galkacyo Maanta oo Jimce ahayd Taariikhduna ay tahay Aug 14, 2009. ... - 14 Aug 2009
|
|
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun!!!
Bahda Xaarxaar.com waxey tacsi u dirayaan Qoyska Reer Cli Maxamed Cabdulle (Cali Marajiid) geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Hooyo Xaawo Yusuf Gureey oo habeenimadii khamiista taariikhduna ku beegneyd 9-July-2009 ku geeriyootay Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug.... - 11 Jul 2009
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 Next |
|
|
 |
|