| |
|
Eng. Baana Cali oo casho sharaf u sameeyay Bahda Kubadda Koleyga Londonþ
London 22/06/2010.Waxaa lagu qabtey waqooyiga magaalada London maqaayada Ramada casho sharaf sare oo ay ka soo qayb galeen bahda kubadda koleyga Soomaalida ku nool magaalada London,kuwasoo isugu jirey ciyaartooydii hore Qaranka, kuwii dambe, macalimiintii iyo maamulayaashii isboortiga, xafladatan quruxda badan waxaa soo qabanqaabiyay Eng Baana Ali oo ah xoghayaha (XSKK).... - 23 Jun 2010
|
|
Van Gaal : maa aamusin karaa turjubaan Mourinho ciyaarta Finalka Bayer Vs Inter?.
Wixii ka horeeyay arbacadii koobka Champions League ciyaarihii semi-finalka dadka oo dhan waxay dhahayeen Jose Mourinho sanadkaan waxa uu kooxda Inter Milan u horseedi doono European Glory, madaama sida lagu yaqaano ‘’psyhchological battle’’ uu la dheelo kooxaha ka soo horjeeda oo dhami si uuga badiyo, laakinse waqtigaan way ka duwanayd waxa uu cadaw la ahaa ma ahayn hal Manager ( Joseph Gardiola) ama hal koox( Barcelona)balse waxa uu cadaw u noqday dhamaan bulshada ku abtirsata gobalka Catalonia.... - 07 May 2010
|
|
10-ka kooxood ee sports aduunka ugu qanisan..
CIYAARO, NAIROBI-waxaa la soo saaray list 10 kooxood ee sports aduunka nuucyadiisa kale duwan ugu hudansan, waxaana u badan list oo laga arki karaa kooxaha ciyaara tartan ka ka mid ah kuwa dalka US laga ciyaaro oo ah NFL, National football league , sidoo kale waxaa ku jira koox ciyaarta horyaalka MLB oo ah Major League Baseball.... - 14 Jan 2010
|
|
Somali vs Djabouti 1-0.
NAIROBI, CIYAARO-xulka somalia ayaa galabtay xulka k/cagta ee jabouti 1-0 kaga adkaaday ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka tartanka Chan CAF taasoo ka dhacday dalka Jabouti.... - 09 Jan 2010
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 Next |
|
|
 |
|