» Meeraysane Online Isha Wararka Sugan.  
 
PHOTO GALLERY TACSI
 
 
Arrimaha Bulshada
 

 

Xildhibaan Da'ud oo lagu soo dhaweyey Boston iyo Qodobo kasoo baxay shirka + Sawiro
Waxaa maanta oo tariikhdu ahayd Sabdti Aug 28, 2010 kadhacay Magaalada Boston Xalfad si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo loogu gogal dhigay soo dhaywaynta Xildhibaanka DFKM ee Somaliyeed Mudane Da’ud Abdikariim Sh. Cumar oo safaro ballaaran ku maraya North America iyo Europe. ... -
29 Aug 2010
Hormarka degaanada Puntland & doorka Beesha Yusuf Daarood
Somaliya waxaa ay xuriyadeeda heshay 1960 markaas oo ay ka qaateen dowladihii Taliyaaniga & Ingriiska. Dowladihii rayidka ahaa kadib wadanka waxaa ka hanaqaaday dowladii Militariga ahyed oo uu hogaaminayay Jen. Maxamed Siyaad Barre, mucaardad kaga timid beelaha soomaalied darted ayaa waxaa ay keentay in wadanka Somaliya ay ka bilawdaan dagaalo sokeeyo 1991, markaas oo ummada soomaaliyeed ay ukala baxeen qabaafilo oo ay ku kaliftay in ay dagaan dagaano, qabiil walbana uu aaday meesha uu isleeyahay waad ku xoogantahay, intabadan beesha Dooraad waxaa ay aadeen Jubooyinka, Gedo & Puntland. Hadaba sufaasha in la isweydiyo ubaahan waxa ay tahay Beesha Awrtable xageey u hayaameen dagaalkii Sokeeye kadib?.... -
03 Aug 2010
Nabadaynta ummada Soomaaliyeed gogasheeda Beesha YD ma fidin karaan
YD waxay caan ku ahaayeen nabadaynta iyo u shaqaynta ummada soomaaliyeed taasoo markhaati ka ah waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha YD u dhalatay oo had iyo jeer ku mashquulsan xal u raadinta ummada Somaaliyeed. B-Waxaa jira wax la yiraahdo "XEER" xeerkaas oo noqonaya mid guud iyo mid hoose, marka kan guud waa mid aan la wadaagno reerka Daaroodka la yiraahdo ama ummada soomaaliyeed. ... -
24 May 2010
Beesha YD oo shir kuyeelatay Dalka Hollanad May 1, 2010
Shir balaaran oo ay beesha YD ku yeelatay Magaalada Amersfoort ee Dalka Holland ayaa ahaa mid si gaar ah laysugu soo agaasimay isla markaana udhacay sidii la rabay. Shirkan oo ay kasoo qayb galay Aqoonyahano, Xildhibaano, Odayaal, Dumar iyo Dhalinyaro ayaa waxaa lagu lafa guray sidii ay Beeshu ay wax ula qaybsan lahayd beelaaha kale ee walalahood ah ee dagan wadanka Holland iyo sidi laysugu xiraan lahaa iyo ay xil uga gaysan lahayd badbaadinta Umada somaliyeed ee 20ka sano dhibnku ku habsaday.... -
04 May 2010
Ogaysiis: Shir telefonka ah oo laga soo kala galayo Africa. Asia, Europe iyo America
Dhamaan xubnaha beesha YD ee ku dhaqan Dibadaha waxaa si xushmad iyo sharafi ku dheehantahay lagu wargalinayaa inay ka soo qeygalaan. (Tele Conference call) xiriir qadka talefonka oo dhici doona Malinta Sabtida Taariikhduna tahay May/1/2010 Saacaduna tahay 1:00 PM Central time US/Canada( Duhurnimo). Waxaa marti inoogu ah xubno kamida waxgaradka beesha ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba... -
15 Apr 2010
Shir uu hogaaminayey Xildhiman Da'ud oo kadhacay Nairobi + Sawiro
March 28, 2010 Ayaa Waxaa Ka Dhacay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya A Kulan Ay Isugu Yimaadeen Beesha Yusuf Daarood Kaaso Ay Kasoo Qeyb Galeen Aqoonyahanno, Culumaa'udiin Iyo Waxagarad. Kulankaas Oo Uu Hogaamina Yey Xildhibaan Da' ud Cabdikariim Sh. Cumar. Shirkaaso Lagaga Hadlayey Waxqabadka Iyo Danta Beesha.... -
14 Apr 2010
Warbixinta kooban oo kusaabsan Xalada Beesha YD ee Gudaha
Beesha YD waa beel da’ weyn sida beelaha kale ee Darood, beeshu waxay mudan tahay waxa ay mudan yihiin beelaha kale ee Daarood , beesha YD waxay ahayd beel magac , maamuus iyo taariikh leh dhinacyada tayada , hantida , gaashaandhigga iyo hogaaminta intaba . Beeshu diyaar uma aha inay ka tanasusho dawrkeedii hogaamineed ee beelaha walaalaha ah dhexdooda iyo tan Soomaali weyn.... -
08 Apr 2010
Xildhimaan Da'ud oo shirar ku qabtay Burtinle, G/kacyo iyo Nairobi
Shirarka Nairobi, Gaalkacyo iyo Burtinle waxa ka dhashay gudiyaal sida uu sheegay Jaabir Maxamud Abdulle oo goobjoog ka ahaa Shirarkaas. Waxaa dhawan lasoo bandhigi dona qorshayaasha gudiyadan ay qaban donan iyo wax yaabaha loo baahan yahay... ... -
31 Mar 2010
Xildhimaan Da'ud Abdikariim oo booqday Puntland iyo Warbixno
Shir lagu soo dhaweeyay Xildhibaanka DFKM Da’ud Abdikarim ayaa waxaa uu ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo, Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb Galay dhamaan Aqoonyahanada, Ganacsadda & Odayaasha Beesha mas’uuliyiin katirsan Dowladda oo ka soo Jeeda Beel waynta Yuusuf Daarood.... -
30 Mar 2010
Goormaan Gaaraynaa, Maxasnse Rabnaa Inaan Gaarno?
In muda ah waxaa dad farbadan oo wax garad ah ay bogan isku dhaafsanayeen oraaho iyo fikrado dhamaan ka tarjumaya baahida iyo xaalada aan ku suganahay. Alle SW ajar haka siiyee dhamaan talooyin wanaagsan ayey soo eediyeen Suaashu waxay taxay goorma lagaari side loogi karaa iyo waliba maxaan rabnaa inaan gaarno.... -
03 Feb 2010
Waa su'aale waxaan rabaa inaan idin waydiiyo arimahan soo socda.
1-Awrtable ma yeelan karaa musharax matala beesha YD, oo nooga qayb kala shirarka soo socda oo soomaaliya wax ku qaybsan doonto sh shariif ka bacdi. ... -
30 Jan 2010
Maku dayan karnaa nabad doon Yusuf Dhuux?
Nabadoon Yuusuf Dhuux wuxuu ahaa nin qaali ah soo maray beesha YD, wuxuuna caan ku ahaa nabad raadinta beesha iyo xal u ehelideeda marka loo baahan yahay.... -
24 Jan 2010
Warbixin Safarkii C/hakin Ilkadhagax ee Wadanka Finland
Safar aan dhawaan ku kusoo maray qaybo kamid ah Yurub gaar ahaan Finland Magaalo madaxdiisa Helsinki ayaan waxaa jeclaystay in aan lawadaago akhristayaasha XaarXaar Onlline qormo aan uga hadlayo waxyaabihii aan llasoo kulmay mudadaas aan musaafirka ahaa... -
13 Jan 2010
Waa maxay waxgarad? waa su'aal ay YD u baahan yahay inay is waydiiyo
Assalamu Calaykum Warax matullahi Wabarakaatuh. Walaalayaal waxaa rabaa inaan idin tusaleeyo sadex arimood, kuwaasoo kala ah sidan.... -
22 Dec 2009
Ganacsiga Bosaaso ee Gobolka Bari Ahna Xarunta Ganacsiga ee Pland iyo Tayada Beesha-YD
Ganacsiga Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Ahna Xarunta Ganacsiga Guud ee Puntland iyo Tayada Beesha-YD ku leedahay Ganacsiga Magalada Bosaaso.... -
30 Oct 2009
Raali galin Kusocota Xildhimaan Da'ud iyo Akhristayasha Sharafta leh.
Maamulka Xaarxaar Online waxay halkaan raali galin iyo cududaarba ka bixinayaan qoraal maanta lagu daabacay Shabakada Xaarxaar Online. Qoraalkaas ayaa ahaa mid meel looga dhacay sharafka Xildhimaanka Dawlada midnimada Qaran ee somaliyeed Mudane Da’uud Abdikariin Sh. Cumar.... -
30 Oct 2009
Sawiro: Shir ay Beesha YD ku yeesheen Stockholm, Sweden
Shirwayne ay iskugu yimaadeen Dhamaan Qurba Joogta Beesha YD ee kunool Dalka Sweden Magaalada Stockholm ayaa waxaa ay kawada hadleen arimo kala duwan oo quseeya Beesha ayagoo isla markaana kasoo saaray qudoba muhiim ah. ... -
12 Oct 2009
Danta guud iyo midnimada reerka waa lama taabtaan
Salaan qaali ah iga gudooma marka hore, tan xigta waxaan rabaa inaan idin tusaaleeyo arimo badan oo tolku wada qabsan karo. Arimahaas oo ah arimo wax ku ool u noqon karta bulsha waynta awrtable.... -
04 Oct 2009
Shirarkii Beesha YD ee ku aadanaa Beesha CM oo dib loo dhigay
Shirarkii Beesha Yuusuf Daarood ee ku aadanaa Beesha Cumar Maxamuud oo dib loo dhigay muddo sababo xagga waqtiga la xiriira ... -
27 Sep 2009
Waraaq furan oo Ku socota Beel waynta Arwtable,
Maxay idinla tahay walaalayaal arimahan aan soo qori doono? Arimahaas oo ah kuwo aad uqodo dheer aas aasna u ah Bulsha walba oo horumar iyo midnimo doonaysa... -
24 Sep 2009
Waa Su'aale Awrtablaw maxay idin latahay?
Maxay idinla tahay? waxaa iga gudoontaan salaan sharaf badan marka hore tan kale arintan aan ka hadlaayo waa arin aad u fudud haddii dadkeenu uusan ahayn dad madax adag ama wax garad ahayn, mana filayo inay yihiin marka waxaan filayaa inay arintu ku xiran tahay qof walba siduu wax u arko. ... -
23 Sep 2009
Deegaanka xaarxaar oo si wayn looga ciiday
Deegaanka Xaarxaar oo si wayn looga ciiday iyo bulshada reer burtinle qaarkeed oo farxad ciida ku soo qaatay deegaanka Xaarxaar... -
21 Sep 2009
Xaarxaar Online oo akhris tayaasheeda leh "Ciid Mubaarak"
Waxaan dhamaan umada Islaamka ah gaar haan umada Somaliyeed uga baryeynaa Ilaahay in uu ka aqbalo acmaashii wanaagsanaa ay joogteeyeen Bishii Ramadaan, Ilaahay waxaan ka baryeynaa in dhamaanteen nagawada xoreeyo Cadaabta albaabada Janada noo furo, Aamin, Aamin. ... -
20 Sep 2009
Xiisad ka dhalatay Xarigii loogu gaystay G/kacyo Eng.Cumar dheere
Kadib markii Ciidanka Sirdoonka Puntland ee P I S-ta loo yaqaano ay xabsiga utaxaabeen Ganacsade caan ka ah deegaanada Puntland Guud ahaan Gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug oo lagu magacaabo Eng.Cumar Cabdille Maxamed (Cumar dheere)... -
11 Sep 2009
Ugaas Cumar Geelle oo maanta ka ambabaxay Bagmada Burtinle
Ugaas Cumar Geelle Maxamed oo maanta ka baqoolay dagmada burtinle una ambabaxay socdaal uu ku gadaha Puntland iyo dibadaba.... -
10 Sep 2009
Maxaa ka soo baxay shirkii beesha YD iyo CM ee dagmada burtinle
Maxaa ka soo baxay shirkii Galabnimadii sabtida ee beesha YD iyo CM dagmada burtinle ee ay hogaminayeyn isimada labada beelood? ... -
05 Sep 2009
Baaq iyo Canbaarayn ka timid Beesha Yuusuf Daarood(Awrtable)
Beesha Yuusuf Daarood(Awrtable) oo ka mid ah Beelaha ugu faca weyn Deegaanka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo waxaa layaab iyo fajiciso ku noqotay kadib markii ay soo bandhigeen Maamulka Puntland Shax muujinaysa qaabka loogu qaybiyay Beelaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo. ... -
17 Aug 2009
QAYLO DHAAN ABAAREED DEGDEG AH
Gudiga jaaliyada dibada ee beesha ayaa waxay qaylo dhaan abaareed ka soo saareen xaalad abaaro aad udaran oo ka jirta deegaananada ay beeshu ku noo shahay. ... -
10 Jun 2009
Shirkii, Telekonfaransiga ee Xubnaha Beesha Gudaha iyo Dibada
Waxaa malintii axada taariikhduna aheyd May 31 2009 qadka talefoonka wadahadal ku dhexmaray qaar ka mid waxgaradka beesha ku dhaqan gudaha iyo dibada waxaana looga hadalay xaalada guud arimaha beesha, wadanka, afooyinka aabraha dalka ka jira iyo umuuro kale oo ku aadan arimaha beesha ku dhaqan dalka gudihiisa.... -
04 Jun 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11  Next
MOST READ
LATEST NEWS
 
 
 
Copyright © 2009 xaarxaar.com - All rights reserved contact: maamulka@xaarxaar.com