» Meeraysane Online Isha Wararka Sugan.  
 
PHOTO GALLERY TACSI
 
 
Arrimaha Bulshada
 

 

Goormuu Bilowday Dagaalka Iyo Xasuuqa Ay Saliibiyiintu Ku Wadaan Muslimiinta?
laahay subxaanahu watacaalaa ayaa amaan,hufnaan,mahad iyo kheyr aan la koobi karin mudan marwalba.Nabad iyo Naxariis ilaahay ha yeelo Nabi Muxammad korkiisa isaga iyo eheladiisa,asxaabta suubanaha ilaahay ha raali noqdo dhammaantood rag iyo dumarba.... -
24 May 2010
Awaal-Tiris- Waan maanso cusub oo uu curiyey Abwan Hadraawi
waa maanso cusub oo uu tiriyay abwaanka caanka ah ee maxamed Ibraamih Warsame Hadraawe... -
05 Apr 2010
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 14-aad
Waa qaybtii 14 aad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
20 Jan 2010
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 13-aad
Waa qaybtii 13 aad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
15 Jan 2010
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 12-aad
Waa qaybtii labo iyo Tobnaad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
05 Jan 2010
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 11-aad
Waa qaybtii Kawyo Tobnaad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
10 Dec 2009
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 10-aad
Waa qaybtii Tobnaad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
03 Dec 2009
Xikmada Dumarka iyo Hab dhaqankeeda
Haweenta waa ay qososhaa marka ay awoodo , waxa ay ooysaa marka ay doonto. xikmado aad u macaan.... -
25 Nov 2009
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 8-aad
Waa qaybtii Sideedaad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
17 Nov 2009
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 7aad
Waa qaybtii Todobaad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
11 Nov 2009
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 6aad
Waa qaybtii Lixaad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
04 Nov 2009
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 5aad
Waa qaybtii shanaad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
27 Oct 2009
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 4aad.
Waa qaybtii Afaraad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
20 Oct 2009
STAAMAHA MAALINTA QIYAAMAHA LAGU GARTO
Cabdillaahi Ibnu Cabbaas (RC) Wuxuu yidhi: Nebi Muxammed (NNKH) markii uu dhamaystay Xajkiisii ugu dambeeyey oo ku beegnayd sannaddii 10aad ee Hijriyada ayuu hor istaagey Irridda laga galo Kacbada barakeysan isagoo gacanta ku haya Furihii Albaabkaas, Isla markaana wuxuu Asxaabtii ku ydhi:- MA IDIIN SHEEGAA ASTAAMAHA MAALINTA QIYAAMAHA LAGU GARTO? ... -
16 Oct 2009
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 3aad.
Waa qaybtii Sadexaad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
13 Oct 2009
Jacayalku waxaa uu u qaybsamaa Sadex qaybood
Walalayal hakacajisin inad warqadayda aqrisatan wayo waxa laga yaba inad kafaidaysatan, waxan jeclahay inan kahadlo jacaylka iyo macnihisa iyo waxa ay diinta kaqabto, ... -
10 Oct 2009
Talo bixin khusaysa soo afjarida burcad badeednimada Somalia
Ugu horayntii, waxaa laga yaabaa in lagu guulaysan karo la dagaalanka Burcad Badeednimada Somaaliya, hadduu maamul goboleedka Puntland, Oday-dhaqmeedyada beelaha, Ganacsatada, Cuqaasha, Degmooyinka, waxgaradka iyo dhammaan Qaybaha kala duwan ee Jaaliyaddaha Puntland si buuxda uga so qayb galaan barnaamij xog-uruurin, tala-bixin iyo wada tashi oo looga hortgayo Burcad badeedka islamarkaasna laga helo teero buuxda iyo iskaashi guud Beesha Caalamka. ... -
10 Oct 2009
Taxane: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybtii 2aad.
Waa qaybtii labaad oo aan idinka kaga soo gudbinayno Buuga Ahmed iyo Nasiib oo aad nooga barateen Maalin kasta oo Talaado ah. Hadaba Hawaase wacan.... -
05 Oct 2009
Guurka iyo Faa'iidada uu uleeyahay ummada Islaamka
Walaalayaal waa dhambalkii aan kutalagalay inaan udiro qof walbo oo doonayo inuu kafaaiidaysto,waxaan wax wax yar ka taaban doo naa guurka. Waxaan ognahay in usradu ama qoysku uu yahay udub dhexaadka mujtamaca walbo iyo unuga ay noloshu kabilabato. Waana muhim oo nolasha bini aadamka ayuu muhim uyahay, si uu nooluhu ujiro,tan kale diinteena islaamka way ku boorisay dadka islaamka ah si uu nooluhu uciribgoin.... -
03 Oct 2009
Taxanne: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybta 1aad
Waxaan Akhristayaasha sharafta iyo qiimaha badan ku war galinaynaa in aan si Taxanne ah ugu soo gudbin doona Qisada Book-ga Lamagac baxay Axmed & Nasiib oo uu qoray Qoraaga Da'da yar ee Ahmed Abdirahman Kadawe ( Carabay) Qisadaan waa mid dhab ah oo ku dhacday qoraaga nafsad ahaantiisa. Hadii Allah awooda leh noo saamaxo waxaan Isbuuc Walba, Maalin kasta oo talaado ah akhristayaasha usoo gudbin doonaa qayb ka mid ah qisada ilaa aan ka dhamayno. Hadii aad u baahato Buuga oo dhan lasoo xiriir Maamulka Xaarxaar.... -
29 Sep 2009
Walee Rag Jaceyl Baray (Sheeko Qoso iyo Xikmad leh)
Qarnigaan 21aad wax kasta wey hormareyn sida isgaarsiinta, aqoonta iyo tagnoolijiyada qeybaheeda kala duwan. Waxaa sidoo kale hormarkaasi si fiican ula hana qaaday jaceylka u dhaxeeya labo qof oo isdooratay. Inkastoo jaceylka barashadiisa lookala hoorey.... -
21 Sep 2009
CABDULLAAHI IBNU UMMI MAKTUUM
NIN INDHO LA� OO EEBBE (SW) ISAGA DARTIIS KU SOO DEJIYAY 16 AAYADOOD, KUWAASOO LA AQRIYAY, LANA AQRIN DOONO LABADII CUSBAA INTAY KA SOO LAABTAAN (HABEENKA & MAALINTA)" (9) ... -
04 Aug 2009
Ma shareecadaa Fashilantay mise Dadkii Hirgalinteeda Sheeganayey?
Waxaan arkay nin cimaamad qaba oo I daba socda, markaasaan aad uga naxay, nololna waa ka quustay. Markaan xoogaa socday ayaan arkay isagii oo sigaar shitay, markaasaa neefi iga soo kuday!. Waxaan wadanay gaari, markaasaan aragnay gaari na daba socda, waxaan u malaynay wadaado, markaasaa walwal Alle noo keenay, goor aan is qiblaynay baan aragnay inay mooryaan yihiin, markaasaan aad ugu faraxnay!. Diinta ha lagu dhaqmo waxay dhashay aragnay, bal waakaase yaa damboo diin ha lagu dhaqmo loo sheegayaa?.... -
29 Jun 2009
Waa Book Cusub oo lamagac baxay Ahmed iyo Nasiib
waxaa mahad ballaaran leh oon la soo koobi karin Allihii ii suura galiyay inaan soo saaro buugaan la magac baxay Axmed iyo Nasiib. Jaceylku sidiisaba waa shey qaali ah xubin muhiim ahna u ah nolosha bini’aadamka, waayo hadaanu jaceyl jirin bini’aadam koonkaan ma joogin laheyn, Jaceylku wuxuu soo bilaabmay xilligii Nabi Aadan iyo Hooyo Xaawo la Abuuray. Sida ay diintu sheegtay Xaawo ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxaa soo kaxeeyay Ibliis, wuxuuna keenay meel biyo ku jiraan, kadibna wuxuu tusay sawirkeedii oo biyaha ka muuqanaya asaga oo uga dhigaya in ay tahay naag kale ayadana lala qabo. Hooyo xaawo naagtaas aad ayay uga maseyrtay weliba ayada Oo og in uusan ilaahay abuurin naag kale, balse waxa kallifay in ay Maseyrto wuxuu ahaa ayada oo jecleyd Nabi Aadan N.N.K.H. Jaceylku waa xubin xasaasi ah nolosha bini’aadamkana dowr muhiim ah ku leh, sidaas darteed buugaan wuxuu ka sheekeenayaa Qiso jaceyl oo dhab ah kana dhacday waddanka Keyna gaar ahaan magaalada Nairobi. Buugaani malahan wax anshax xumo ah ama wax uu dhaqankeenu diidayo, waxaa ku jira murti badan iyo gabayo si hagar la’aan ah loogu sameeyay ... -
28 May 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11  Next
MOST READ
LATEST NEWS
 
 
 
Copyright © 2009 xaarxaar.com - All rights reserved contact: maamulka@xaarxaar.com