» Meeraysane Online Isha Wararka Sugan.  
 
PHOTO GALLERY TACSI
 
 
Sawiro: Shir ay Beesha YD ku yeesheen Stockholm, Sweden
This article has been Published at: 12-10-2009 01: 52: 22and has been viewed 683 times
Shirwayne ay iskugu yimaadeen Dhamaan Qurba Joogta Beesha YD ee kunool Dalka Sweden Magaalada Stockholm ayaa waxaa ay kawada hadleen arimo kala duwan oo quseeya Beesha ayagoo isla markaana kasoo saaray qudoba muhiim ah.

Arimaha ay kawada hadleen iyo Warbixin dheeraad ahba Insha Allah waxaan hawada idiin soo galin doonaa dhawaan ee kala soco Shabakada Xaarxaar Online.

Hoos kadaawo Sawiro laga soo qaaday Fadhigii Shirka



Noogu soodir Fariintaada ama taladaada:  Maamulka@xaarxaar.com

 
COMMENTS ( No Comments available )
Page
 

Your e-mail :

Your Comment:




MOST READ
LATEST NEWS
 
 
 
Copyright © 2009 xaarxaar.com - All rights reserved contact: maamulka@xaarxaar.com