 |
hagoog2010@hotmail.com
Nin waliba wuxuu ahaan jiray ayuu ku noqonayaa,General galaal oo gaaray major general nasiib darro ileen inan gumeed waa ianan gumeed wuxuu dibu ugu noqday gocosadiisii isaga iyo reerkiisuba ay ku cuni jireen Guriceel.
Marka waxkasoo qaad maleh hadalkiisu,hadiise dunuub horay loo galay laisku qabsanayo reerka uu kadhashay oo soomaali oo dhan dad iyo duunyaba meel ay mariyeen la aqoon ayaa danbiga ugu weyn soomaali ka galay , meeye cadcadkii xamar iyo baraawe,meedey beeralaydii jareeweyn, meedey soomaalidii kale oo xamar daganayd habargidirta galaal ayaa laysay iyagoo midiyo iyo qoryo wata isaga ayaana horkacayay waanu naqaanaa yuusan boor isku qarin .
2010-03-05 |