» Meeraysane Online Isha Wararka Sugan.  
 
PHOTO GALLERY TACSI
 
 
Tacsi Tiiraanyo Leh: Marxuum Xaaji Maxamuud Cawaale Axmed
This article has been Published at: 31-12-1969 18: 00: 00and has been viewed 424 times
Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa dhamaan Qoyska reer Maxmuud Cawaale melkaste oo ay joogaan geeridii kutimid marxuum Xaaji Maxamuud Cawaale axmed oo ku geeriyooday Magalada Qalaafe ee gobalka ismaamulka somali galbeed Febuary 6 2010. Marxuumka waxaan ilaahay uga baryeynaa in janadiisa Fardawso ka waraabiyo samir iyo Iimana uu kasiiyo dhammaan ehelka iyo qaraabada uu katagay. Aamin, Aamin

waxaa tacsida diraaya dadkaan

 

Maxamad Adan Yusuf

Maryan Adan Yusuf

Maxamuud Adan Yusuf

Siraad Adan Yuusuf

Dahabo  cabdulle gaashaan

Yaxbul Adan Yusuf

Xaliimo Adan Yusuf

Abuukar adan yusuf

Muxubo Adan yusuf

Ardo xusn Adan

c/casis Xusen yusuf

c/deeq Adan yusf

maxed cabdi xusayn

gafaa cabdi yusuf

maxamed c/qaadir Adan

 c/laahi kilimbe yusuf

baarliin  c/qaadir Adan

Eedo Saro Idiris

Caasho Geele Mohamed 

shamso kilimbe yusuf

xusen c/qaadir adan

baydan   maxamed Adan’

c/maan maxed adan

 canbaro maxed adan

maxamed axmed adan

axmed sahal

C/maan maxamed Adan

C/nuur jaamac

 

Sidoo kale waxaa Tacsi Tiiraanyo leh diraaya   Bahda XaarXxaar.online iyo dhamaan    asxaab badan oo anan kusoo kuubi karin  magacyadooda halkan.

Waxaana Leenahay "INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN"

 

Fadlan kusoo dir waraaqaha Tacsida Tacsi@xaarxaar.com

 
COMMENTS ( 12 )
Amhaari@hotmail.com

ilaah samir iyo iimaan hanaga wada diiyo waa qoyskii ilmo xuseen yusuf amhaar\'

2010-03-13
waqoyi@yahoo.com

Waxaan u tacsiyeeynayaa dhamaan reer Xaaji Maxamud Cawale,.Cawiif X.Maxamud Cawaale,Cabdiqani X.Maxamud Cawaale iyo Mumin X.Maxamud Cawaale.Waxaan leeyahay ALLAH (awoowe) marxuumka haka waraabiyo janatul fardowsa intii u kategayna sabar iyo iimaan ALLAH ha naga siiyo.Inaa Lilaahi wa Inaa LLAHI Raji’un. Abdulaziz Mohamed

2010-02-26
saacid6666@hotmail.com

anigoo ah saacid ciise cabdi warmooge iyo dhamaaan reer cabdi war-mooge waxaan tacsi udireenaa qoyska reer maxud cawaale geeridii ku timid aabahood. ilaah janadii fardoowso haka waraabiyo. aamiiin

2010-02-22
farahgaras@hotmail.com

Anigoo ah Faxax Garas waxaan tacsi u dirayaa dhamaan reer Xaaji maxamud Cawale.Waxaan si qaas ah tacsidan ugu dirayaa Cawiif X.Maxamud Cawaale,C/qani X.Maxamud Cawaale iyo Mumin X.Maxamud Cawaale.Waxaan leeyahay Allah marxuumka haka waraabiyo janatul fardowsa intii u kategayna sabar iyo iimaan haha siiyo.Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Asalama calayku, farax Garas

2010-02-14
farahgaras@hotmail.com

Waxaan halkaan tacsi ugu dirayaa dhamaan qoyskii iyo ehelidii u ka geeriyooday aabo xaaji Maxamud Cawaale.Waxaan tacsi qaas ah u dirayaa Cawwiif xaaji maxamud Cawaale,C/qani xaaji Maxamud Cawaale iyo Mumin xaaji Maxamud cawaale.Allah Janadi Firdowsa haka waraabiyo marxuumka.Intuu kategayna sabar iyo iimaan ka siiyo.(Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun). Asalaama calaykum, Farax Garas

2010-02-14
dhamaan xirsi warsameiyo hooyo Maryan aadan

sabar iyo iimaan alle ha ka siiyo dhamaan qoyskii uu ka tagay oo u horeeyo Cawiif, C/qani, Xawo iyo muumin dabcan reer cawaale oo idil. ilaah wixii uu qaado iyo waxa uu ku siiyo isagaa leh alow qabriga uwaasici oo janadaadii gee aamiiin.

2010-02-11
jamaalas@hotmail.com

INNAA LILLAAAHI WAINAA ILLEYHI RAAJICUUN.WAXAAN TACSI U DIRAYNAA DHMAAN REER MAXAMUD CAWAALE. WAXAANA TACSIDA DIRAAYA. 1.CABDINUUR JAMAC XASAN,XAASKIISA IYO CARUURTIISA 2.REER AXMED JAMAC 3.REER CABDULLAHI JAMAC 4.REER SAHAL JAMAC 5.REER CALI JAMAC 6.IYO DHAMAAN REER JAMAC XASAN BASO WAXAAN ILAHAY KA BARYEENA IN UU JANADII KA WARABIYO SAMIR IYI IMANA NAGA SIIYO AMII AMIIN

2010-02-11
mryuu1977@hotmail.com

Innaa lillaahi wainnaa illeyhi raajicuun, waxaan halakan taci uga dirayaa dhamaan reer Mohamud Cawaale meel kasto oo ay joogaan gaar ahaan Cawiif, C/qani iyo Xawo iyo dabcan reer cawaale oo dhan, anigoo uga tacsiyaynayaa geeridii ku timid allaha u raxmadee awoowe Mohamud Cawaale, allah waxaan uga baryaynaa inuu u naxaristo marxuumka janadii fardowsana geeyo anagana dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo insha Allah, Geeridu waa xaq qof kastana waa u dhiman laakinse waa lagu kale hormari un, waxaan kale tacisdaan la qaybsanayaa dhamaan YD meel kasta oo ay joogaan waana idin wada salamayaa Nabad iyo warsan Yusuf Mohamed Abdi Yusuf London

2010-02-10
Dr. Idris Mohamed Khalaf

Bismillaah,Anigoo ah Dr. Idris Mohamed Khalaf iyo dhammaan reer Mohamed Khalaf waxaan tacsi u diraynaa dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay Marxuum Xaaji Maxamuud Cawaale Axmed, waxaannu leenahay mar kale INNAA LILLAAH WA INNAA ELAYHI RAAJICUUN Allaah ha u naxariisto marxuumka annana samir iyo iimaan. Geeridu waa xaq qof walbana wuu dhiman waa la kala horreeyaa mooyaane, ee waa in aannu isu dardaaranaa Allaah cabsidiis & Aakhiro iyo halka loo dhammaanayo in aan sahay u diyaarsano. Wa billaahi al tawfiiq Idris

2010-02-09
Kalakaan

Alla Yaraxma,alaha unaxariisto Oday Cawaale,waxaan uga tacsinayanayaa qaraabadiisii oo dhan waxaan umada islaamka ah udardaarmayaa in allae laga baqo meelkasta oo lajoogo waayo geeri ayaa inawada sugaysa.

2010-02-08
Page 1 2   Next »
 

Your e-mail :

Your Comment:




MOST READ
LATEST NEWS
 
 
 
Copyright © 2009 xaarxaar.com - All rights reserved contact: maamulka@xaarxaar.com