» Meeraysane Online Isha Wararka Sugan.  
 
PHOTO GALLERY TACSI
 
 
Somalia iyo Dhacdooyinkii 2009
This article has been Published at: 31-12-2009 15: 04: 47and has been viewed 254 times
Waa Barnaamij gaar ah oo ay idaacadda VOA ka diyaarisay dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa sanadka 2009 ee soo maray Somalia.

Laanta Af Soomaaliga ee VOA ayaa soo saartay barnaamij gaar ah oo dib loogu eegayo dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee soo maray Somalia sanadkii 2009.


Halkaan ka dhagayso Warbixinta

Barnaamijkan ayaa xambaarsan warbixinno iyo waraysiyo ku saabsan dhacdooyinkii galay taariikhda Somalia sanadkii 2009.

Barnaamijkan oo uu isku dubariday Cabdicaziiz Xuseen waxaad ka dhegaysan kartaa midigta sare ee boggan.


 

 
COMMENTS ( No Comments available )
Page
 

Your e-mail :

Your Comment:




MOST READ
LATEST NEWS
 
 
 
Copyright © 2009 xaarxaar.com - All rights reserved contact: maamulka@xaarxaar.com