» Meeraysane Online Isha Wararka Sugan.  
 
PHOTO GALLERY TACSI
 
 
Waa maxay waxgarad? waa su'aal ay YD u baahan yahay inay is waydiiyo
This article has been Published at: 22-12-2009 00: 35: 39and has been viewed 328 times
Assalamu Calaykum Warax matullahi Wabarakaatuh. Walaalayaal waxaa rabaa inaan idin tusaleeyo sadex arimood, kuwaasoo kala ah sidan.


v  Waxgarad

v  Ildheeri

v  Halabuur


Markaan taariikhda awrtable dib u raacno waxaan lahayn rag iyo dumar aad iyo aad u ildheer oo waxgaradnimo iyo hal abuurba loogu imaan jiray.
 
Sadexdaa qodob baa awrtable caan ku ahaa, taa anagoo wada og baa hada waxaa moodaa dadkeena samanka inaynan u bislayn sadexdaan qodob.
 
Sababtu maxay tahay?, waxaa jira wax la yiraahdo
filtering system oo dadku markuu wada hadlayo loo baahan yahay inuu lee yahay qofku, taasoo ah control ka maskaxda intuu qofku ku hadlin waxaan munaasab ahayn.
 
Waa arin cajiib ah oo loo baahan yahay in dadkeenu barto waana waxa wadamada horu maray ay hurumarka ku gaareen.
 
Waana wax fudud oo dadkeenu isku tababari karo waa haday ka go'an tahay.
 
Waxaa hadalkaa u iri odayaasheena baa waxaad moodaa inay isa saluugsan yihiin ama aysan u soo jeedin inay hogaanka reerka qabsadaan.
 
Dhamaan beesha awrtable waxaan idin lee yahay mar kale iga raali ahaada, horumarkeenu dhexdeena ayuu yaalaa, reer saan ku kala tegayana ma nihin awrtable waa isku qaaraan.
 
3axaan hadalkayga ku soo xirayaa, aan wax is tusaalayno horumarkeenana aan u wada kacno si caruurteena aayo wanaagsan oga tagno ilaahay baana taa laga heli karaa ee allaha noo gaso.
 
Dan gaara ma lihi ee waa dan guud ee til next time so long.

 


Walaalkiin awrtable
Maxamed Daahir Sheikh-Nuur
odokore@yahoo.com
 
COMMENTS ( No Comments available )
Page
 

Your e-mail :

Your Comment:




MOST READ
LATEST NEWS
 
 
 
Copyright © 2009 xaarxaar.com - All rights reserved contact: maamulka@xaarxaar.com